|
Allsomali.com |
|



|
04.15.05
RONALDO
|
Ciyaartooyada
Naadiga Elman FC oo soo Gaaray Magaalada Nairobi
Magaalada Nairobi ee dalka keenya ayaa waxaa soo gaaray Maalintii shalay ahayd galinkii Dambe ciyaartooyda Naadiga Elman FC
04.15.05![]()
Shirkii Bahda Sportiga Somalida ee Norwey10.03.02![]()
Kooxda Xidigaha Minnesota & Toronto June.2002
Kooxda Xidigaha Manasota oo isku
diyaarinaysa Ciyaaraha lagu qabanaayo Magaalada Toronto ee
Wadanka Canada.
Waxaana dadbadan ay filayaan in ayka guulaysan doonto Kooxaha halkaa isugu imaandoona.
Khaliif Riko oo soo booqday Minnesota

wadan walba ee aduunka ku yaal ama Qowmiyad walba oo jirta.
Waxaa mar marka qaarkood ka soo baxa dad ilaahay siiyo hibo gooni ah, ku waasoo badala ama sameeya bulsho balaaran.
Qof walba oo aduunkan mar uun buu gaaraa hami ama hawo inuu noqdo.
Ninka aan Maantay halkan ku Xuseyno wuxuu ka mid yahay halyey weeyn ilaah baa weeynee oo kaga jira Baal dahab ah ka galay Taariikhda Soomaalida. Riix halkan warkii oo tafatiran
Kooxda Minnesota
Kooxda Minnesota waxay ku guuleysatey
Sanadkii Labaad Ciyaarihii lagu qabtay Magaalada Toronto ee wadanka Canada. waxaana dadbadan ay filayeen inay ku guuleeysan doonto Kooxda Minnesota sanadka labada kun iyo kowga Ciyaarihii lagu qabtay Toronto.
Waxaa nasiibxumo ah Kooxda Minnesota ay maalmahaan ay soo hooyn wax guul ah mar walbana logu hanweeynaa inay guulaysan doonaan Ciyaartoyda u dheesha awgeed waxaan filaynaa in isbadal lagu suubindoono mar aan wareeysanay qof u dhuun dulayla dhanka Cayaaraha Kooxda Minnesota wuxuu inooga sheegay in ay ka dhici doonaan isbadalo wax weeyn ka badali doona ayuu yiri.
Waxaana noogu soo hagaajin kartaan wixii talo iyo Tusaale ah Emailkaan oo ah
email us: bslsports@allsomali.com
Diyaariyey: Barqad & Abdikarim
[Back to Home]
| ©2001, allsomali Technologies, Inc . All rights reserved. Privacy Policy |