Logo

Allsomali.com

THE HOLY QUR'AN
Printed Islamic

God teaches us the best way to communicate with people in the Qur'an.

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 Axkaamta Xajka, Cumrada iyo Siyaarada Wed, 17 Nov 2005
 

 

Axkaamta Xajka, Cumrada iyo siyaarada waa kitaab cusub oo uu dhowaan qoray Sheekh Abdalla M. Max'muud, Waxaa kitaabka loogu talla galay inay ka faaiideystaan Umada soomaaliyeed ee ku dhaqan daafaha dunida, muhimada kitaabka loo alifay waa inay Xujayda ka bartaan axkaamta xajka iyo cumrada, ka hor inta aysan tagin xaj iyo cumro.

 FG: Qofkii doonaya inuu kitaabkaan u daabaco Alle dartii isagoon (asgoon) waxba ka bedelin waa u fasaxan yahay, laakiin lama oggola in kitaabka wax laga bedelo, ciddii kitaabkaan wax ka milicsata waxay la xiriiri karaan qoraha kitaabka Sh. Abdalla M. Max'mud.

 Waa innuu kombuyuutarkaaga ku jiraa Adobe Acrobat Reader ,
si aad u akhriso kitaabka, hadii uusan kombuyuutarkaaga ku jirin
Adobe Acrobat Reader (halkan kasoo rogo).

Tirada dadka akhristay Kitaabka: [2471]

 Culayska Faylka: 1, 61 MB

  Halkan ka akhri kitaabka

Aflax.net

Audio Islamic

Quran Mp3

AllSomali

Axkaamta Xajka, Cumrada iyo Siyaarada

Wed, 17 Nov 2005

08:52:47 -0000

Exclusive Access To Live TV LiveTV 1, Preview
Al-Jazeera, Preview
LiveRadio
Free Full Access To IslamiTV IslamiTV
Free Full Access To ICMarriage ICMarriage
Exclusive Access To Quran Downloaded Quran Downloader
Exclusive Access To Quran Memorizer Quran Memorizer
Comprehensive Quran Search Quran Search
Phonetic Search

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

©2001-2002  Allsomali.com                                             AllSomali Menu

Hit Counter