Welcome to All Sports            

                

All-Sports       

                

Khaliif Riko oo soo booqday Minnesota

 

NewPhoto1.jpgWadan walba ee aduunka ku yaal ama Qowmiyad walba oo jirta.

Waxaa mar marka qaarkood ka soo baxa dad ilaahay siiyo hibo gooni ah, ku waasoo badala ama sameeya bulsho balaaran.

Qof walba oo aduunkan mar uun buu gaaraa hami ama hawo inuu noqdo.

Ninka aan Maantay halkan ku Xuseyno wuxuu ka mid yahay halyey weeyn ilaah baa weeynee oo kaga jira Baal dahab ah ka galay Taariikhda Soomaalida.

 

Cayaar lagu soo dhaweeyay Ciyaar yahanka Soomaaliyeed ee "Khaliif Riko"

Ciyaartaas oo ka dhacday Magaalada Minneapolis ee Minnesota. waxaana is kugu yimaaday dad weeyne aad iyo aad u tirabadan. waxaan soo Qaban qaabiyay Ciyaaryahanada kala ah Amaan, Marshaale, Awees idir, Geedi, Nuune iyo Aqiyaarkale oo aan halkaan lagu soo koobi karin.

waxaan idiin soo gud bindoonaa Taariiq nololeedkii Khaliif Riko oo dhan iyo dhamaan Ciyaartooydii Soomaaliyeed ee hore iyo kuwii dambe.

Waxaana noogu soo hagaajin kartaan wixii talo iyo Tusaale ah Emailkaan oo ah 

 

email us:  bslsports@allsomali.com

Diyaariye: Barqad

Boga Dooda AllSomali Discussion Forum

                                                  

   [Back to Home]                  

   ©2001, allsomali Technologies, Inc . All rights reserved. Privacy Policy