Logo

Animated US FlagAllsomali.com

Geedka Qorfaha oo daawo unoqday dadka cudurka sunkurowga qaba kadib baaritaan lagu sameeyey Pakistan


 

Geedka Qorfaha oo daawo unoqday dadka cudurka sunkurowga qaba kadib baaritaan lagu sameeyey Pakistan

Old News

Xanuunada ay shaqooyinku keenaan..


jan 16, 2005  Allsomali.Medical News

Qorfaha waxaad umaleysaa in uu ufiican yahay in lagu daro qaxwaha noociise layiraahdo kaabashiino ama Shaaha laakiinse waxaa uu isku badalay in loo isticmaalo ama uu lfaa'iidadiisu tahay Daawo layiraahdo molecule insulin taasoo caawisa cudurka Sokoroowga laguna yiraahdo afka qalaad Diabetes.

Baaritaan dad yar oo gaaraya 30 qof oo bukaan ahaa oo lagu tijaabiyey geedka qorfaha layiraahdo Baaritaankaas oo lagu sameeyey gudaha Pakistan taas oo keentay dhiigooda sonkorta inuu hoos udhigmo lower blood levels of glucose.

 

Welcome to Somali Women Center
Allsomali Medical News

Editor in Chief

Abdikarim Ciise

Abdikarim@journalist.com
 

allsomali@yahoo.com

Home

 

This Page!

©2001-2005   Our # Fax: 775-256-7757

Hit Counter