Logo

Allsomali.com


Garaad Saleebaan Garaad Maxamed oo khadka fooneyahay loo yaqano kulaa
soo xiriiray allsomali asagoo ku sugan tuulada sarmaayo ee gobolka Sool


 Boosaaso, May 07, 2003 , ( Allsomali.com )

Garaad Saleebaan Garaad Maxamed ayaa waxaa uu uhanbalyo iyo mahad gaara u soo jediyay Madaxweyanaha Puntland C/laahi yusuf Axmed iyo General Cadde Muse hishiiska ay gaareen.
Waxaana garaad Saleebaan oo ku hadalaya magaca Isimada Gobolada hawd
iyo sool ayaa waxaa uu heshiiskan ku tilmaamay guul ay gareen Dhamaan
dadka reer Puntland,
Waxaa kale uu mahad naq balaaran uu usoo jeediyey dhamaan Isimadii ka
qayb qaadatay nabadeynta puntland, ugu danbeyntii garaad Saleebaan garaad
Maxamed ayaa waxaa uu hadalkisii ku soo afjaray waxaan ilahay ka
rajaynayaa in heshiiskani uu noqdo mid taaba gala.

Anab jama
Boosaaso,  Soomaaliya
www.aalsomali.com

anab@journalist.com
 

 This Page!  


Qaybta Wararka Allsomali.com Allsomali.com


©2001-2003  Allsomali.com Our # Fax: 425-963-0701

Hit Counter