Welcome to Allsomali Online                 allsomalieye.GIF (1394 bytes)              

Ururada Dhaqdhaqaaqa soomaaliyeed ee Gobalka Minnesota.

Abdikarim maxamed "Qaxiye"                                                                                                                    Email: Qaxiye@Hotmail.com                                                                                                             Minneapolis, Minnesota

Minneapolis, 21 Oct.2001

Galabnimadii Sabtida Ayaa waxaa Shirweyn isugu yimid Ururada Dhaqdhaqaaqa somalida degan Gobalka Minnesota Xarunta weyn ee Brian Coyle kuna taal Magaalada Minneapolis. 

Waxaa Halkaa kasoo qeyb galay dhamaan Ururada Soomaaliyeed ee ka dhisan Gobalka Minnesota iyo dadweyne fara badan oo ka kooban dhamaan xubnahaas.

Shirkaas oo ku saabsanaa Qodob meel ka dhac ah oo lagu qoray Wargeyska maalinlaha ah Startribune ee kasoo baxa Magaalada Minneapolis Gobalka Minnesota.

kasoo ah inay soomaalidu taageerto Argagixisada waxayna cadeeyeen madaxdaasi inaan waxba ka jirin waxaa joornaalka qoray mar wax laga weydiiyey jaraa idkaas, meesha uu ka helay warkaas.

waxaanu yidhi waxaanu kasoo xiganay Haweeyneey soomaaliyeed oo degan magaaladda minneapolis gobalka minnesota Dadkii halkaas sida kulul ugu hadlay Waxaa ka mid ahaa Hooyo Soomaaliyeed.

Waxaayna ahayeen Erayadeedii, Taariikh umalihin Argagixisada. 

Waana kan Jaraa'idkii oo ku qoran Af ingriis ah.

President Bush froze the assets of Somalia-based Al-Itihaad al-Islamiya along with 26 other people and organizations because of links to Bin Laden or his terrorist organization al-Qaida. Al-Itihaad raised funds from Somalis in the metropolitan area, said a federal law enforcement official who spoke to the newspaper.

Published 13-Oct-2001

Tell us how we're doing   email us: allsomali@allsomali.com  

                                                     [Back to Home]

                     ©2001, allsomali Technologies, Inc . All rights reserved. Privacy Policy | Terms and Conditions