Allsomali.com

Allsomali.com-Refresh/Reload  

AllSomali - News

QURAANJOOOOOOOOY KU QUUUUUUUUSOOOO
 

 

Rayi:DUCADA IYO TALADA BEESHA UGAADEEN EE DAGAALKA KULA
JIRTA ETHIOPIA

Jimce Dec 14, 2007 Rayi

DUCADA BEESHA ISAAQ IYO TALOOYIN U GOONNI AH

Sabti Dec 08, 2007  News

Muqdisho, Rayi Jan 25, 2008
W.Q. Mohamed Hussein osman
Email: Mxuseen840@hotmail.com

Dowladda Mareykanka ayaa war cad kasoo saartay maalinkii shalay aheyd arinta safarka madaxweynaha Somali-diidka Daahir Riyaale Kaahin uu ku joogo dalka Mareykanka.

Waxay ahayd dhowaan markii Daahir Riyaale Kaahin oo ah Horjoogaha Beelaha Dirta waqooyi u direen Dalalka Ingiriiska iyo Maraykanka si uu halkaas uga soo qaado aqoonsi caalami ah oo ay beelahaasi ku riyoodeen sanad fog,Riyaale oo laga sugayey rajo fiican ayaa la sheegayaa in uu gaarey gidaarkiiugu danbeeyay.

oo ah wasaaradda arrimaha dibadda ee dalka maraykanka isagoo kala soo noqdo Diidmo cad waxaa lagu yidhi waxaanu kuugu yeedhnay inaanu kula socodsiino inay jiraan niman xagjir ah oo ku dhuumaalaysanaya degmooyinkiina waxaana ku faraynaa inaad sida ugu dhaqsaha badan gacanto noogu soo galisid haddii kale inagaa wax ka qabanayna waayo DFKS baafasax ka haysannaa maadaama ay iyada masuul ka taahay soomaaliya oo dhan idinku waxaa tihiin maamulgoboleed ,waxaa kaloo lala socodsiiyay In dowladda maraykanka ay heshiis toos ah la gashay dfks saldhigga berbera si ay ay ciidamada mareaykanka u isticmaalaan haddii ay Nimankaa ajnabiga ah ee argagaxisada taageersan wax ka sameeyaan goboladaa arintaasoo fajac weyn ku noqotay iyo filan waa waayo isagu waxaa ay uga dhaganayd oo kali ah inuu u sharxo sababaha uu rabo inay somaali diidku u goaan .
Waxaa loo soo saaray warqad la yiraahdo UN act oo oranaysaa muqaddasnimada qaranka soomaaliya waa lama taabtaan
Sidaa darteed dirta waqooyi iyo dhuuni qaatayaashii waxaanu leenahay quraanjoy ku quusta .maanta shacabkii soomaaliyeed waxaa u soo hoyday guul meel walbo ay joogaan .

Rajo Xumada iyo quusta ka dib markii loo sheegay in aanay suurta gal ahayn barnaamijka uu ka soo qaaday qoys ka mid ah Mujtamaca Soomaalida e degta geeska afrika,waxaana loo sheegay in laga caawin doono Beelahaasi uu ka yahay odayga dhinacyada cawimada oo ay ugu Horeyso in la soo gaarsiiyo Hargeysa "Markab Condom ah"si ay dadku marka ay isu galmoonayaan u isticmaalaan.

Saaka ayaanu xiriiro la samaynay Magaalada Hargeysa oo ah xarunta ay Maamulka Dirtu ka fuliyaan shirqoolada kala Qaybinta Soomaaliya Waxaana Makhaayadaha Magaalada saaka lagaga qaxwanayaa cadho iyo cayntan loo hayo Marykanka iyo ingiriiska oo u dhega nuglaadey Dhawr Profossor oo saamooli ah oo hor taagan aqoonsiga Beelaha Dirta waqooyi.

Ragan saaka aadka looga hadal hayo Magaalada hargeysa ayaa kala ah Dr.Cali Khaliif Galadh,iyo labada Ilma Samatar oo ay sheegeen in ay Yihiin laf dhuun gashay isla markaasina ay hor taagan yihiin aqoonsiga beelaha dirta Waqooyi.

Dhinaca kalae Daahir Riyaale ayaa la sheegayaa in uu gaarey gidarkii ugu danbeeyey oo ah Wasaarada arimaha dibeda ee Dalka Maraykanka oo uu dib ugala soo laabtay quus iyo faro madhan marka laga reebo xoogaa Caawimo ah oo "Condom" ah.

Kulankii ugu horeeyay mudo sanooyin ah ayaa shalay dhexmaray mr. Riyaale iyo xoghayaha arimaha u qaabilsan Afrika Jendayi Frazer, kaasoo sida wararku ey qoreen shaagaya in Mr Riyaale uu kala kulmay kulankaas diidmo cad oo ku aadan gooni isu taaga Somaliland.

Afhayeen u hadlay US State Department oo lagu magacaabo Sean McCormack oo ka hadlayay kulankan dhexmaray Daahir Riyaale iyo Farazer ayaa ku sheegay mid muhiim ah laakiin aanan quseyn wax ku aadan aqoonsiga Somaliland .

"Waxaan rumeysanahay in ey tahay muhiim in lala wada kulmo dhamaan siyaasiyiinta Somaliyeed ee wax galka ah kana socda Somaliya oo dhan, kuwaas oo raba in ey wax ka badalaan dibna u dhisaan sharcigooda oo ey ku dhaqmaan", ayuu yiri Sean McCormack.

Waxaa safar ceynkan oo kale ah sanadii 1999 ku tagay dalka Mareykanka isagoo aqoonsi u raadinaya Somali-land madaxweynihii markaasi ka talinayay ismaamulkaasi Maxamed Ibraahim Cigaal oo isna kala kulmay safarkiisaas diidmo la mid ah mida uu iminka Daahir Riyaale la kulmay.

Ismaamulka Somali-land ayaa waxa ey sheegeen in ey ka go`een Somaliya inteeda kale sanadii 1991 kadib markii ey dhacday dowladii dhexe ee Maxamed Siyaad Barre.

AllSomali Online Top Stories reliable source
Allsomali News

Copyright © 2007 AllSomali.com  allsomali@yahoo.com

Hit Counter