|
Allsomali.com |
|
C/lahi Cali Mire Carays iyo General cadde muse boqor
Daawo Ciidamada Cadde Muuse Soo galitaankii Boosaaso
Boosaaso ,May - 6, 2003 - Allsomali.com
Galabtay galinkii danbe waxaa shir Heshiisyo lagu kala saxiixday ka dhacay hotel Panaraama ee magalada bosaaso taliyaha Cidammadda darawiishta dawlada goboleedka puntland.
C/lahi Cali Mire Carays iyo General cadde muse boqor .
Shirkan ayaa waxaa gudominyay boqor Cismaan aw maxamuud buur madaw Ugu horaynti waxaay labada dhican baaq Ujediyeen shacabka reer puntland oo ay kaga Codsadeen taabagailta nabad intaa kadib Waxay ku heshinyeen qodobadan soo socda
1. nabadgakyada magalada Bosaaso waxay u xilsaran cidamada boliska
2. dhaman ciidamada labada dhinac in aysan hub iyo tigniko la dhex marin magalada
3. waxay labada dhinac isku afgarteen in la abuuro guddi sarakiil oo si wadajir ah isaga afgarta arrimaha amniga
4. wixii ka soo horjeeda nabadgalyada guud isla markaasna khakhuul galiya taaba galinta nabad labada dhinac waxay ka qaadayaan tallaabo sharciga waafaqsan.
Heshiiskan ayaa waxaa sii wadaa jir ah uu saxiixay
1. Boqor Cabdulaahi Aw Maxamed (buur madaw)
2. Col. Cabdulaahi Cali Mire (carays)
3. General Cadde Musse Boqor
4. Col. Xirsi Siciid Faarax -
Anab jamac
anab@journalist.com
This Page!
©2001-2003 Allsomali.com Our # Fax: 425-963-0701